kaga faaidayso dhowr xikmadood oo qiimo badan:

1- Hadii aad saxan tahay, uma baahnid in aad xanaaqdid, Hadiise aad qaldan tahay xaqba uma lihid inaad xanaaqdid..! 2- Dulqaadka aad qoyskaada u muujiso waa Jaceyl Dulqaadka aad dadka u muujiso waa Xushmad/Qadarin Dulqaadka aad naftaada u muujisana waa kalsooni aad isku qabto. 3- Weligaa aad ha uga fekerin wixii aad soo dhaaftay, waxey […]

Read More kaga faaidayso dhowr xikmadood oo qiimo badan: